Dilal xalay & saaka ka kala dhacay Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho

Labo nin oo midkood uu ajnabi yahay ayaa xalay iyo saaka siyaabo kala duwan loogu dilay magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho. Kooxo hubeysan ayaa saaka degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ku toogtay nin la sheegay inuu ahaa Macalin Iskool, xili uu ku sii jeeday goobtiisa shaqada. Dadka degaanka ayaa sheegaya ineysan garan Karin sababta loo dilay … Continue reading Dilal xalay & saaka ka kala dhacay Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho